Gaadiid dagaal iyo Ciidamo lagu wareejiyay maamulka Puntland (Daawo Sawirada)

Ciidamo beeleed iyo gaadiid dagaal oo ku sugnaa magaalada Buuhoodle ee gobolka Sool ayaa lagu wareejiyay Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Camey oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa Buuhoodle. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa kala wareegay Odayaal kasoo jeeda Buuhoodle 135-askari iyo sidoo kale gaadiid nuuca dagaalka ah … Continue reading Gaadiid dagaal iyo Ciidamo lagu wareejiyay maamulka Puntland (Daawo Sawirada)